BOOSAASO: Xukun lagu ridday dhalinyaro dhibaataysay qoys danyar ah

BOOSAASO: Xukun lagu ridday dhalinyaro dhibaataysay qoys danyar ah

Maxkamada Darajada 1-aad ee gobalka Bari ayaa xukun ku ridday 5-dhalinyara ah oo lagu eedeyeey inay dhibatayeen qoys danyar ah.

4-kamid ah ayaa lagu xukumay min 5-sano oo xarig ah & Afar kun oo dollar oo ganax ah ,halka midka shanaad lagu xukumay 6-sano oo xarig ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com