Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow

HomeWararka

Weerar loo adeegsaday gawaari qarax laga buuxiyey oo lagu qaaday xero ciidan Itoobiya ah oo ku taal Doolow

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyeey waxyaabaha qarxa oo lagu qaaday saldhig ciidamadda Itoobiya ku l

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Guddoomiyaha Aqalka sare oo khudbad ka jeediyeey Shirkii Barlamaanada Aduunka (Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyeey waxyaabaha qarxa oo lagu qaaday saldhig ciidamadda Itoobiya ku leeyihiin degmadda Doolow ee gobalka Gedo.

khasaare isugu jira dhimasho & dhaawac ayaa ka dhashay weraarkaas oo loo adeegsaday 2 gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyeey.

ilaa hadda ma jirto masuuliyiin ka tirsan Gobalka Gedo & Saraakisha Itoobiya oo ka hadlay weerarkan.

Diiwaanka wararka | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: