Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh

HomeWararka

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan degaannada dow

Aqalka Cad oo laga mamnuucay wariye katirsan CNN
Weerarkii Jeexdin iyo Saamayntiisa Nabadda Gobolka Mudug (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan degaannada dowlad Goboleedka Galmudug.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hibka noocyadooda kala duwan ayaa waxaa ay howlgal ka sameeeyewn tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab.

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay inay la wareegeen degaannadii ay ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: