Qoor Qoor oo shir gudoomiyay Kulankan oo looga hadlayay adkaynta & xoojinta Amniga Degmada Xarardheere

HomeWararka

Qoor Qoor oo shir gudoomiyay Kulankan oo looga hadlayay adkaynta & xoojinta Amniga Degmada Xarardheere

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo maalintii shanaad ku sugan Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
KAMPALA | Shir looga hadlayay Samaynta isbadal cimilada ayaa Maanta Kambaala ka furmay
Macalin Bare ka ahaa Jaamacadda Horseed ayaa Xalay kooxo hubeysan ku dileen degmada Dharkeenley

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo maalintii shanaad ku sugan Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkaynta & xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale ee Al-Shabaab ka joogaan Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Gaashaandhigga JFS C/qaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Maxamed Tahliil Biixi, Maamulka Degmada Xarardheere iyo Saraakiisha Ciidamada qeybahooda kala duwan

Madaxweynaha Galmudug QoorQoor ayaa xog dhameystiran ka dhageystay Saraakiisha Amniga Degmada iyo qorshayaasha ka socda ee ku aadan dagaalka Al Shabaab looga saaray meelaha ay uga sugan yihiin dhulka howdka iyo bacadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: