Ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab oo la soo bandigay

HomeWararka

Ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab oo la soo bandigay

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Degaanka Biya-Ca

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof
Shariif Sheekh Oo Ka Hadlay Kiiska Dilka Ikraan Tahliil

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Degaanka Biya-Cade ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo kamid degaanada laga saaray Al-Shabaab

Gudoomiyaha iyo Xildhibaanada ayaa socdaal kuso maray wadooyinka soo gala Degaanka iyo kuwa ka baxa, waxaana Shacabka Degaanka ay u muujiyeen soo dhaweyn iyo sida ugu faraxsanyihiin in mas’uulyiinta soo gaaraan Degaankan Biya-Cade

Mas’uulyiinta ayaa kulan dhiiragalin ah la qaatay Ciidamada dib u xureynta Degaanka ee Macaawiisley oo diyaarsan iney iska difaacaan weerarada Al-Shabaab degaano badana ka saaraan.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in Degaankan Al-Shabaab dib u dhigeen balse hadda ay iska xureeyeen islamarkaana laga hirgalindoono adeegyada Aas Aasiga ee Bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: