Shaqaaqo dad ku dhinteen oo kadhacday degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

HomeWararka

Shaqaaqo dad ku dhinteen oo kadhacday degaanka Saaxo ee gobalka Mudug

Dagmada Saaxo, hal qof ayaa ku dhintay, 7 kalana way ku dhaawacmeen, kadib israsaaseyn dhex martay maleeshiyad hubeysan oo kasoo kala jeeda Galmudug i

Ganacsiga suuqa Boosaaso iyo maalmaha Jimcaha (daawo)
Boosaaso: Ciidamada amniga oo fashiliyay qarax ay soo maleegeen Argagixisada Al-shabaab (daawo)
Warka Arooryo iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dagmada Saaxo, hal qof ayaa ku dhintay, 7 kalana way ku dhaawacmeen, kadib israsaaseyn dhex martay maleeshiyad hubeysan oo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland xili ay dagmada ku sugnaayen xubno kamid ah gudiga doorashooyinka Puntland ee TPEC,

Gudoomiyaha dagmada Saaxo Cabdinaasir Xasan Guuled Catoosh, ayaa Daljir u sheegay in weerarku oga yimid dhanka Galmudug waxa uuna intaasi raaciyay in ay doonayeen in ay carqaladeeyan shaqada gudiga TPEC, sida uu hadalka u dhigay

Diwaanka Wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: