Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay islaxisaabtanka Xukumadda Puntland (Daawo)

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay islaxisaabtanka Xukumadda Puntland (Daawo)

Waxaa dib loo dhigay la xibsaanka xukuumadda waxayna gudoonka baarlamaanka Puntland ay sheegeen in iyaga iyo guddiga u xilsaarna la xibsaanka xukuumadda ay isla garteen in maxkamadda sarre la’aanteed aysan socon karin la xisaabtanku.

Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa baarlamaanka ka codsaday in muddo 30 barri ah dib loogu dhigo magacaabista maxkamadda sarre, codayn loo qaaday waxaa ogalaatay 42 , waxaana diiday 6 halka 8 xildhibaana ay ka aamuseen, sidaas ayuuna ansax ku noqday.

Kalfadhigii 50 aad ee baarlamaanka Puntland ayaana maanta soo xirmay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com