Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee Dalka Uganda oo korortay

HomeWararka

Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee Dalka Uganda oo korortay

Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux, tan iyo m

Bilayska Gobolka Nugaal oo Taliye Cusub Loo Magacaabay (Akhriso)
Xaggee ku taal warshadda sanceysa oo duulisa ‘Diqsiga Danabeysan (Trolls)?’
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo (Sawiro)

Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux, tan iyo markii lagu dhawaaqay in uu cudurka dillaacay horraantii toddobaadkan.

Kow iyo toban kiis ayaa la xaqiijiyay in ay qabaan xanuunka gudaha Uganda.

Todobo kale oo dhimasho ah ayaa la baarayaa si loo ogaado in ay xiriir la leeyihiin cudurka ka dillaacay Mubende ee galbeedka caasimadda Kampala.

intii u dhaxaysay 2018 iyo 2020 Cudurkan EBOLA dalka dariska la ah Uganda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo waxaa uu ku dilay 2,000.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: