Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Bulshadda rayidka ah & guddiga KMG ah ee doorashooyinka PL

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Bulshadda rayidka ah & guddiga KMG ah ee doorashooyinka PL

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Ururada Bulshada rayidka ah ee Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay Doorashada hal qof iyo hal cod ee goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland, oo loo diyaar garoobayo dhowaan in ay ka qabsoomto degmooyinka Puntland.

Bogaadinta Aqoonyahanka iyo Horumarka Kaabayaasha Dhaqaalaha Puntland (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Gaalkacyo (daawo)
Shirka Madasha Wasiiradda Maaliyadda DFS iyo Maamulada oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Ururada Bulshada rayidka ah ee Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay Doorashada hal qof iyo hal cod ee goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland, oo loo diyaar garoobayo dhowaan in ay ka qabsoomto degmooyinka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: