Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug State Mudane Ahmed Abdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi u hogaaminayo ayaa manta booqasho ku tagay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Magaalada Caabudwaaq ku so dhaweyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid Wasiiro, Xildhibano iyo Maamulka Dagmada.

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoorqoor ayaa uga mahadceliyay Shacabka Caabudwaaq so dhaweynta diiran waxana u sheegay in ay jiiraan kulamo wadatashi ah oo u la yeelan doono qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com