RW Xamse oo go’aamo addag soo saaray

HomeWararka

RW Xamse oo go’aamo addag soo saaray

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa faray Xubnaha Wasiirada in aanay sameyn karin magacaabis iyo is bedel Mas’uuliyiinta hey’addaha ay madaxda ka

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Taliyaha Xoogga oo Xukuumadda Warbixin ka siiyay howlgallada ka socda dalka
Garoowe waxaa maanta cududiisa taageera nimo ku soo bandhigey Urur siyaasadeedka Sincad

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa faray Xubnaha Wasiirada in aanay sameyn karin magacaabis iyo is bedel Mas’uuliyiinta hey’addaha ay madaxda ka yihiin, ayna waafajiyaan sharciga, isla markaana la tashi kala yeeshaan Ra’iisul Wasaaraha.

Inta badan Wasiirada ayaa marka ay xilka la wareegaan waxaa dhici jirtay inay shaqada ka joojiyaan Mas’uuliyiinta Wasaaradda, sida Agaasimayaasha, taasoo ka dhalan jirtay habacsanaan dhaqo iyo is qabqabsi.

Go’aanka Ra’iisul Wasaaruhu soo saaray ayaa u muuqda mid uu ku xakameynayo awoodaha Wasiiraddiisa inay is bedel iska sameeyaan iyagoo aanay la tashan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0