Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 116aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 116aad)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Hadaba (Taxanaha 116aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanyahay todobaadkan, Sida looga shaqeysiiyo dhigaalka ganacsigu loo sameeyo ama loo keydiyo, waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed. Dhegayso.

Farsamada Gacanta & Dhiirigalinta Dhalinyarada Somaliyeed (dhegayso | daawo)
Nabaddoon Yaasiin Muuse Maxamed oo ka hadlay tabasho xagga dawladda
Muuqaalka Bulshada: Maxaa sababa soonoqnoqoshada colaadda dagaal beeleedyada? (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Hadaba (Taxanaha 116aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanyahay todobaadkan, Sida looga shaqeysiiyo dhigaalka ganacsigu loo sameeyo ama loo keydiyo, waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: