laamaha Amniga Caabdudwaaq oo gacanta ku dhigay khamri farabadan

HomeWararka

laamaha Amniga Caabdudwaaq oo gacanta ku dhigay khamri farabadan

Howlgal lagu xaqiijinayay amniga ayaa Ciidamada booliska Degmada Caabudwaaq ka sameeyeen Xaafado katirsan degmadaas, iyaga oo kusoo qabtay khamri fara

Muuse Biixi: “Waxaa Nasoo Weeraray Ciidamada Dowladda Faderaalka” (daawo)
Tayeynta Shaqaalaha Dowladda oo Muqdisho Looga Shiray (DHEGAYSO)
Xildhibaano eedeyn u jeediyeey Madaxweynaha Galmudug

Howlgal lagu xaqiijinayay amniga ayaa Ciidamada booliska Degmada Caabudwaaq ka sameeyeen Xaafado katirsan degmadaas, iyaga oo kusoo qabtay khamri farabadan oo laga Ganacsanayay.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in mid kamid ah Guryaha kuyaalla Xaafada Kowda luulyo ee degmada Cabudwaaq ay kasoo saareen 15 kartoon oo khamri ah una dhiganta 360 dhalo.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in khamrigaan la doonayay in loo gudbiyo degmooyinka kale ee Galmudug , hayeeshee markii ay ka warheleen ay fashiliyeen.

Degmada Cabduwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday howlgallo kala duwan kadib markii ay kusoo kordheyn falal Amni darro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: