Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay'ad

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
20-sano kadib shacabka Puntland masoo xulan doonaan baarlamaan biilkooda kahor mariya danta guud (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF. kulanka ayaa looga wada hadlay dardargelin iyo xoojinta daadajinta adeega aasaasiga ah bulshada, gaar ahaan doorka UNICEF ee barnaamijka JPLG.

Masuuliyiinta ayaa dhanka kale ka wada hadlay sidii JPLG loogu sii ballaarin lahaa si ay uga faa’ideystaan Degmooyinka iyo bulshada guud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: