Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay’adda UNICEF. kulanka ayaa looga wada hadlay dardargelin iyo xoojinta daadajinta adeega aasaasiga ah bulshada, gaar ahaan doorka UNICEF ee barnaamijka JPLG.

Masuuliyiinta ayaa dhanka kale ka wada hadlay sidii JPLG loogu sii ballaarin lahaa si ay uga faa’ideystaan Degmooyinka iyo bulshada guud.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com