Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo Axmed Madoobe maxay ka wada hadleen?

HomeWararka

Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo Axmed Madoobe maxay ka wada hadleen?

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam

MAANHADAL: hubanti la’aanta ka jirta hanaanka uu ku imaan doono hogaanka bedeli doona ,”
Wasaarada maaliyada Puntland oo soo bandhigtay Xisaab celintii lacagihii ka soo gaaray dowladda Soomaaliya
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 20-AUGUST-2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii doorashada dalka ee guushah ku soo dhammaaday.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay sidii uu hoggaamiyay howshii doorashada dalka iyo dhabar adeygii uu muujiyay si uu uga miro dhaliyo doorashadii dalka oo ku soo dhammaaatay si nabad ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: