Maxamed Bin Salmaan oo farriin u diray Xasan Sheekh Maxamuud

HomeWararka

Maxamed Bin Salmaan oo farriin u diray Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, wuxuu sidoo kale la kulmay madaxweynaha

Guddoomiye Basma Caamir “Ma aqbali doonno in dekadda Muqdisho laga soo dajiyo Badeeco iyo Daawooyin dhacay”
Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Bari oo wali aan wareejin gaadiidkii dowladda (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, wuxuu sidoo kale la kulmay madaxweynaha safiirka dalka Imaaraadka.

Dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

“Maxamed Bin Salmaan wuxuu u rajeynayaa madaxweynaha cusub guul iyo in shacabka Soomaaliyeed ay helaan amni iyo xasillooni” ayaa lagu yiri farriin kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda Sucuudiga oo lasoo dhigay Twitter-ka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: