Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Kenya ee Somalia

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Kenya ee Somalia

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya Danjire Lucas Tumbo.

Wadayaasha Gadiidka dadweynaha oo Mudaharaadka ka sameyaay Garoowe (dhegayso)
Khilaafka Wasaarada Gargaarka DFS oo sii xoogeystay
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya Danjire Lucas Tumbo.

Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay tageerada Dowlada Kenya ee Soomaaliya oo ay ciidamadeedu kamid yihiin howlgalka ATMIS ee tageerada Soomaaliya iyo iskaashiga labada bulsho.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho u yimid arrimo la xiriiray doorashadii uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sii wadi soona kulamada ilaa uu ugu laabto Magaalada Kismaayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: