Odayaasha degaanka Timirshe oo ka cabanaya Biyo la’aan baahsan

Odayaasha degaanka Timirshe oo ka cabanaya Biyo la’aan baahsan

Odayaasha degaanka Timirshe ee gobalka Bari ayaa ka cabanaya Biyo
la’aan baahsan,waxayna Maamulka degmadda Iskushubban oo timirshe
hoostimaddo ku edeyeen inuu degaano gaar ah biyo qaybin kasameyeey.

Waxay Xirir Radio Daljir la sameyeen ku sheegen in Guddoomiyaha
degmadda iskushubban Biyaha uu u leexsaday degaano kudhow
Timirshe,waxay shegen in cabashadooda Guddoomiyaha ay u gudbiyeen
Balse uusan ka jawaabin.

Ceelkii ay biyaha ka cabbi jireen ayaay odayaashu shegeen muddo Sadex
bilood ah inuu ka ciladdaysanyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com