Hanti dhowraha Qaranka oo joojiyay heshiisyada ay galayaan Hay’adaha Dowladda

HomeWararka

Hanti dhowraha Qaranka oo joojiyay heshiisyada ay galayaan Hay’adaha Dowladda

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada. Qoraaka Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka kasoo baxay ayaa lagu amray in aysan gali karin wax heshiis ah.

Madaxweyne Farmaajo iyo booqashadiisi shacabka Baladweyne (Sawiro)
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Qorshaha Xukuumadda Soomaaliya ee Wadahadalada Soomaaliland (DAAWO)

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Qoraaka Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka kasoo baxay ayaa lagu amray in aysan gali karin wax heshiis ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0