Madaxweyne Farmaajo iyo booqashadiisi shacabka Baladweyne (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo iyo booqashadiisi shacabka Baladweyne (Sawiro)

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay fatahaado saameeyeen.

Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle Maxamed cabdi Waare iyo masuuliyn ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa Madaxweyne Farmaajo ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne.

Magaalada Beledweyne ayaa waxaa shalay gaaray wafdi ay ka mid yihiin Wasiirka Waxbarashada Cabdulaahi Goodax iyo Wasiirka Caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur.

Dowlada Federalka ayaa hore ugu baaqday in gargaar degdeg ah lala gaaro iyadoo la rjeynayo in Madaxweyne Farmaajo uu ku dhowaaqo deeq lacageed oo la siinayo shacabka ku barakacay fatahaadaha Beledweyne.

Diwaanka
Wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com