Duqa degmadda Gaalkacyo oo kala wareejiyeey Gadiid lakala haystay (Sawiro)

HomeWararka

Duqa degmadda Gaalkacyo oo kala wareejiyeey Gadiid lakala haystay (Sawiro)

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Eng Maxamud Cabdinuur Aden oo maanta gaaray Deegaanka Bacad-wayn ayaa u tagay si u kala wareeji Gaadiid mudooyinkii Da

Wadada burbursan ee bartamaha Bosaso oo dayactirkeeda maanta la bilaabay (Daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Puntland oo hakiyeey doorashadda Sadexda degmo ee gobalka Nugaal

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Eng Maxamud Cabdinuur Aden oo maanta gaaray Deegaanka Bacad-wayn ayaa u tagay si u kala wareeji Gaadiid mudooyinkii Dambe lagu kala haystay Magaalooyinka Caabud-waaq iyo Bacad-wayn .

Gudoomiyaha Degmada Oo ay wahelinayaan , Odayaasha dhaqanka , Ganacsato Gaadiid looga haysto Cabud-waaq iyo Gudoomiyaha Deeganka Bacadwayn ayaa ku wareejiyay Darawalkii waday gaariga lagu haystay Deeganka Bacadwayn ee Degmada Gaalkacyo , Madaaba si lamid ah Maamulka Galmudug , odayaasha dhaqanka ay iyaguna ku guulaysteen in ay siidaayen Gaariga kale ee Magalada Caabudwaaq horey lagu haystay .

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Eng Maxamud Cabdinur Adan ayaa Odayaasha dhaqanka Uga Mahad-celiyay sida ay doorka muhiimka uga qateen arinta Gadiidkan lagu kala haystay Deeganada Ceebud-waaq iyo Bacadwayn .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: