Meydka Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo maanta la keenay Garowe

Meydka Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo maanta la keenay Garowe

Madaxweyne kuxigeenka Puntland, ahna kusimaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash, ayaa ka qaybgalay salaadda jinaasada ee lagu tukaday Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare maanta markii la keenay meydkiisa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garowe.
Madax kale oo dawladda ah, issimo dhaqan iyo wax-ku-ool kala duwan oo Puntland ah ayaa ka qaybgalay maamuuska meydka loo sameeyey rabbi ha u raxmee.
Garaad Mashqare, wuxuu ka mid ahaa Issimada Puntland, dhawr maalmood ka hor ayuuna ku geeriyooday dalka Turkiga, halkaasi oo xaalad caafimaad loo geeyey.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com