Maalintii 4aad iyo qaadashada shahaadada xildhibaannimo

HomeWararka

Maalintii 4aad iyo qaadashada shahaadada xildhibaannimo

Guddiga hirgelinta doorashada ee heer federaal ayaa maalintii afraad ku hawlan shahaado siinta xildhibaannada labada aqal ee Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in ay xoogga saarayaa ebyidka arrimaha doorashada iyo ku ekaynta Jadwalkii horay loo dejiyey ee dhigayey in 14ka bishaan April ay dhacdo dhaarinta baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Diwaanka Wararka Warbaahinta Daljir.

Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Taliyaha Qeybta Gobalka Mudug ” Galmudug Jidkay u Gashay Dad Shacab ah Sadex Qof Ayeey Dishay Gaarigina way Gubtay ”(dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray Ganacsatada Jubbaland
Guddiga hirgelinta doorashada ee heer federaal ayaa maalintii afraad ku hawlan shahaado siinta xildhibaannada labada aqal ee Soomaaliya.
Guddiga ayaa sheegay in ay xoogga saarayaa ebyidka arrimaha doorashada iyo ku ekaynta Jadwalkii horay loo dejiyey ee dhigayey in 14ka bishaan April ay dhacdo dhaarinta baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Diwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: