DEEQDII LABAAD OO RAASHIIN AH KANA TIMID DOWLADA IMAARAADKA CARABTA OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARTEY

DEEQDII LABAAD OO RAASHIIN AH KANA TIMID DOWLADA IMAARAADKA CARABTA OO MAANTA MUQDISHO SOO GAARTEY

Muqdisho: Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa Muqdisho keentay gargaar loogu talagalay in lagu taakuleeyo dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen, Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa la wareegtey deeqdan ka timi Imaaraadka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com