MADAXWENE FARMAAJO OO QAABILEY DANJIRE CUSUB

HomeWararka

MADAXWENE FARMAAJO OO QAABILEY DANJIRE CUSUB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad.

BOOSAASO| Falcelinta Shacabak & Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Siyaasiyiinta Puntland
Saraakisha AMISOM oo shaaciyeey qorshihii Somaaliya Kaga Bixi lahayeen
Madaxweynaha Dowlad degaanka oo maanta la doortay, lana caleema saarayo (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: