MADAXWEYNE DENI OO CABDIRISAAQ CALI SACIID U MAGACAABEY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BARI

HomeWararka

MADAXWEYNE DENI OO CABDIRISAAQ CALI SACIID U MAGACAABEY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BARI

Garoowe: 13 January 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntlnd Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022,

Falanqeyn Muxuu yahay damaca Itoobiya iyo ciidankeeda cusub ee bada (dhegayso)
Dr M Cawad Cabaas: “Xildhibaano kasoo jeeda SSC ayaa la doonaya in laga been abuurto arrintaasna
Maamulkada Degmadda Qardho oo Kulan la qaatay Ururada Haweenka (dhegayso)

Garoowe: 13 January 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntlnd Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 001 ee 13-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Bari.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.
Markuu la tashaday : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa Cabdirisaaq Cali Siciid loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Bari
*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: