QALAB CASRI AH OO LOOGU TALAGALEY GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGAALADA BAYDHABO OO MUQDISHO LASOO GAARSIIYEY

HomeWararka

QALAB CASRI AH OO LOOGU TALAGALEY GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGAALADA BAYDHABO OO MUQDISHO LASOO GAARSIIYEY

waxaa goroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho lagA soo dijiyey qalab casri ah oo loogu dirayay Garoonka Diyaaraha Baydhabo. Qalabkaa

Faahfaahin: Mid Kamid ah Waxgaradka Gobalka Bari oo Boosaaso lagu dilay (Daawo)
Amniga iyo amnixumada Bossaso: Yaa lagu abaalmariyaa yaa se lagula xisaabtamaa? Yaa xilkaas hayey, yaa se hadda haya? (dhegayso)
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

waxaa goroonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho lagA soo dijiyey qalab casri ah oo loogu dirayay Garoonka Diyaaraha Baydhabo.

Qalabkaan ayaa ah midka lagu hago diyaaraha sidoo kalena ah mid casri ah, waxaana Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Raidka ah oo ka hadlay munaasabada uu sheegay in horumarinta Maamulka hawadda ay ka go’an tahay iyadoona la rajaynayo in darajada hada ay joogto oo ah G la geeyo A oo ah halka ugu casrisan.

Wasiirka ayaa ugu dambayn sheegay in Dhamaan Garoomada dalka la hormarinayo , iyadoona dhanka kalena gaadiidka cirka ee dalka ka shaqeeya la tayaynayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: