Garowe oo Maanta laga xusay Maalinta  Caalaamiga ah ee HIV/AIDS (daawo)

HomeWararka

Garowe oo Maanta laga xusay Maalinta Caalaamiga ah ee HIV/AIDS (daawo)

Maalinta Caalaamiga ah ee HIV/AIDS oo laga xusay Garowe, waxaa ka qayb galay dad la nool xanuunka kuwaas oo ka sheekeeyey faquuq ay kala kulmaan bulshada. Ha’yadda PAC ayaa qabatay Xuskan Hassan Bashe ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

Haweenka Garoowe oo Baaq Nabadeed u diray labo beelood oo isku horfadhiya Birta dheer & Boocame
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Maalinta Caalaamiga ah ee HIV/AIDS oo laga xusay Garowe, waxaa ka qayb galay dad la nool xanuunka kuwaas oo ka sheekeeyey faquuq ay kala kulmaan bulshada.
Ha’yadda PAC ayaa qabatay Xuskan Hassan Bashe ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: