Madaxweyne Saciid Deni: ”Dalkaan Hal Ciidan ayuu Yeelanayaa, Ciidamo Rag Leeyahay Ma Yeelanayo.” (daawo)

Madaxweyne Saciid Deni: ”Dalkaan Hal Ciidan ayuu Yeelanayaa, Ciidamo Rag Leeyahay Ma Yeelanayo.” (daawo)

Xaalada magaalada Boosaaso ayaa saaka dagan kadib markii xalay shacabku ay dareemeen casi la xiriirta iskudhac ciidan.

Mudo hal todobaad ah ayaa laga joogaa inta uu magacaaban yahay Agaasimaha cusub ee PSF oo uu madaxweyne Deni magacaabay, balse ay PSF ay qaadacday magacaabistiisa.

Hadaba Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa shegay in Puntland uusan u oggolaan doonin in ay jiraan ciidamo dad gaar ah leeyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com