Maxaa ka socda gudaha  xarunta Baarlamaanka Puntland?

HomeWararka

Maxaa ka socda gudaha xarunta Baarlamaanka Puntland?

Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya Fadhiga 13-aad ee Kal-fadhigooda 49-aad, kaas oo looga doodayo wax-ka beddelka xeerka Rugta Gan

GEDO, DOOLOW | Xeeryo Barakacayaal ah oo lagu deeqay Mooto Bajaj si kor loogu qaado nadafada iyo fayadhowrka Barakaca.
Beesha Tanade Daarood (Leelkase) oo Warmurtiyeed ka soo saaray Shir Xasaasi ah oo Gaalkacyo (akhriso+daawo)
Warka Caweysin iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeelanaya Fadhiga 13-aad ee Kal-fadhigooda 49-aad, kaas oo looga doodayo wax-ka beddelka xeerka Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland.

Wax-ka beddelka Xeerkan waxa akhriskii labaad ku sameeyay Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiilada.

Dhinaca kale, gudaha Baarlamanka waxa ka socda mooshin ka dhan ah Heshiiska Shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso.

Mooshinka ayaa lagu wadaa in Guddoonka loo gudbiyo, marka la gaaro Qodobka uu Ajandaha kaga jiro Heshiiska DP World, inkasto ay jiraan Qodoba ka horreeya.

Mooshinkaas oo ah mid xooggan waxa sii badanaya Xildhibaannada taageersan in la gudbiyo, si meesha looga saaro Heshiiska P&O ee dekedda Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0