Kursiga koowaad ee doorashada Maanta ayaa waxaa ku tartamay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye & Cabdiraxmaan Warsame Saciid, waxaana kursiga Hop#225 Golaha Shacabka ku guuleystay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo helay 96 Cod halka Cabdiraxmaan Warsame Saciid uu helay 3 Cod, waxaana halaabay laba Cod.
Guddoomiyaha Guddiga Maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi aya sirasmi ah u sheegay in Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu ku guuleystay kursiga Maanta ee Golaha Shacabka.
FAALLOOYIN & FALCELIN