BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaan la’aanta bulshada (Taxanaha 10aad | daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaan la’aanta bulshada (Taxanaha 10aad | daawo)

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha & Tirada kiisaskii ugu

QUUDINKA QOYSKA IYO NAFAQADA WANAAGSAN
Tartan & Tacliin: Yaa usoo baxay samafiinalka? ( daawo)
CIIDAMADA SOMALILAND OO LABA NIN KU DILAY BOORREY, CEEL AFWEYN

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha & Tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Soomaaliya oo dhan | Taxanaha 10aad ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay, Muqdisho iyo feejignaan la’aanta shacabka xili tirada ddaka uu soo ridanayo Covid-19 ay sare ukacday, Wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa barnaamijka toddobaadkan Muqdisho kasoo jeedinaya waxaana marti ku ah Dr. Maxamed Nuur Salaaad oo ka howlgala Isbitaalka Madiina.

Daawo.

#KAICIID

#Dialogue100

#IPDC

#منصة_الحوار

#مشاريع_حوارية

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: