XAALADA ABAARTA MUDUG & NUGAAL (WARAYSI)

XAALADA ABAARTA MUDUG & NUGAAL  (WARAYSI)

WARAYSI: XAALADA ABAARTA MUDUG & NUGAAL, | Guddoomiye kuxigeenka degmada Jariiban Mursal Cabdi Khalaf iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay deegaanada ay abaarta ba’an ay ka jirto oo kala ah, BALAG, LABILAMAANE, KOOBILEY MAYLE, CARACASO, HAYAANLE, REEDABLE, QALAANQAL, MALAASLE, SEEMADE, BALIBUSLE & Qaar kale oo badan, Hadaba markii uu safarkiisa ka so laabtay ayuu Daljir uwaramay.

Daawo.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com