Deni oo Xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Booliiska Puntland

HomeWararka

Deni oo Xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Booliiska Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Ta

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey oo Kismaayo gaaray
Kubra Xaaji Xasan & halaaggii beesha ee Goojacadde
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay go’aano kale oo kadhan ah Alshabaab

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.
Markuu arkay: Baahida loo qabo Dar-dar gelinta Amniga.
Markuu la tashtay: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.
Markuu Tixgeliyey: Aqoontiisa, kartiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidannimo.
Wuxuu xeeriyey:
1. Waxaa S/Guuto Maxamed Cali Xaashi loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
*Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay
DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: