KISMAAYO: Doorashada Afar kursi oo ka haray xubnihii Aqalka Sare ee Jubbalanad oo maanta ka dhacaysa Kismaayo

HomeWararka

KISMAAYO: Doorashada Afar kursi oo ka haray xubnihii Aqalka Sare ee Jubbalanad oo maanta ka dhacaysa Kismaayo

Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo doorto magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Guud a

Arragtida Shacabka Puntland & Go’aaminta Wakhtiga doorashada Madaxweyne PL 2019 (dhegayso)
Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dad ku eedeysnaa dil ka dhacay duleedka Dhuusamareeb( dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Saynab Cabdinuur (dhegayso)

Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo doorto magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Guud ahaan ammaanka magaalada ayaa la adkeeyay waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah lagu qabto doorashada Afarta kursi ee Jubbaland uga harsan kuraasta Aqalka Sare.

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shalay oo Arbaco aheyd diiwaangeliyay musharixiinta Aqalka Sare, kuwaas oo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa.

Xildhibaannada Jubbaland ayaa marka hore waxa ay dhageysan doonaan khudbadaha mushariixiinta,iyadoo kadibna la gudo geli doono doorashada Afarta kursi oo ay ku tartami doonaan 8 musharax oo kala ah.

1: Layla Nuux Maax.

Xareedo Maxamed Sheekh.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: