Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Guriceel (dhegayso)

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Guriceel (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in maanta xaalad cakiran ay ka jirto, iyadoo ay is hor fadhiyaan Ciidamada Ahlu Sunna, kuwa

Faahfaahin Dheeraad ah ayaa kasoo baxaayo Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay baladweyne
jigjiga: Gaadiidka Bajaajta oo laga mamnuucay waddada halbowlaha u ah magaalada (Sawirro)
Gen Yuusuf Quuje ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyey ee dagaalka #Laascaanood

Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in maanta xaalad cakiran ay ka jirto, iyadoo ay is hor fadhiyaan Ciidamada Ahlu Sunna, kuwa DFS iyo Ciidanka Galmudug oo wada socda.

Qoysas badan ayaa magaalada horay uga barakacay, iyagoo cabsi xoogan ka qaba in dagaal mar uun uu qarxo.

Goobaha ganacsiga ayaa ah intabadan kuwo xiran, waxan magaalada laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan.
Shalay Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa ka soo ruqaansaday deegaanka Ceeldheeere, halka Malayshiyada Ahlu Sunna ay difaacyo ka sameysteen duleedka magaalada Guriceel.
Hadaba si aan faahfaahin uga helno waxaan waraysanay Kahadar Xasan Yuusuf oo ah wariye ka howlgala Guriceel.

Dhegayso.

Diiwaanka Wararka.
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: