Muqdisho: Guddiyada Doorshada oo ka shiray qabashada Doorshada Xubnaha Aqalka Hoose

Muqdisho: Guddiyada Doorshada  oo ka shiray qabashada Doorshada Xubnaha Aqalka Hoose

Shir looga hadlayay bilaabida xaraynta ergada doorashadda Golaha Shacabka ayaa lagu qabtay maanta, waxan kulanka yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Gobolleed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com