Qoraa Sare Maxamed Daahir Afrax oo  London ku Geeriyooday  (daawo)

HomeWararka

Qoraa Sare Maxamed Daahir Afrax oo London ku Geeriyooday (daawo)

Guddoomiyihii Guddiga Madaxa Bannaan ee dib u eegista Dastuurka ahaana Guddoomiyaha Akadeemiyadda Goboleedka afka Soomaaliga ee AGA Dr. Maxamed Dahir

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar
Wacaal Daray ah: Kor. Xaaji Cariish oo Hadda lagu Dhaawacay Gaalkacyo (Sixitaan)
Ciidamada Jubbaland oo Dhoolatusay

Guddoomiyihii Guddiga Madaxa Bannaan ee dib u eegista Dastuurka ahaana Guddoomiyaha Akadeemiyadda Goboleedka afka Soomaaliga ee AGA Dr. Maxamed Dahir Afrax ayaa ku geeriyooday magaalada London dalka Ingiriiska.

Dr. Afrax ayaa ahaa Aqoonyahan iyo rug cadaa Qoraa ah oo qoray sheekooyin fara badan oo ay ku jirto sheekadii caan baxday ee Maana-Faay

Marxuum Afrax waxa uu ahaa aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed ku xeel dheer afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, wax weyna ku biiriyay horumarinta dhaqanka iyo qoraalka Afkeenna hooyo.

Allaha u naxarisitee Maxamed Daahir Afrax wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Soomaaliya.

Halkan ka daawo Muuqaal uu kaga hadlayo Burburka Afka Soomaaliga ku yimid & Marxaladii uu soo maray qorista afka Soomaaliga xiligu waa Oct 23, 2020.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0