BOOSAASO: Shalay & Maanta (Sawirro)

Layrarkii sanado kahor bateriyada lagala baxay ee Bosaso ayaa hadda noqday kuwa shaqeeya oo bilicda magaalada Bosaso sare uqaaday, kadib markii dayactir ay ku samaysay wakaaladda Korontada ee Eneeye Bosaso.

Masuuliyiin katirsan maamulka degmada ayaa caawa soo kormeeray layrarkan oo ay Eneeye dayactirka iyo koronto gelinta kusamaysay, iyadoo batariyadii loo isticmaali jiray laga kaaftoomay.

Sawirro

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com