Wacaal Darey ah: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwada badda

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwada badda

War hada soo gaaray warqabadka Daljir ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday kiiska badda ee kala dhexeeyey Soomaaliya, si

Muqdisho: Golaha Midowga Musharixinta oo markale kulmaya
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Amiirka magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga

War hada soo gaaray warqabadka Daljir ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday kiiska badda ee kala dhexeeyey Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha-dibedda dalkaas.

Kenya waxay sheegtey in aysan aqoonsan doonin wixii ka soo baxa maxkamadda ICJ 12-ka October.

Wali ilaa hada maxakmada majirto wax go’aan ah oo kasoo baxay, balse waxaa xaqiiqo ah in Kenya ay ogaatay in maxakamadu ay Soomaaliya u xukumayso baddeen aoo ay kenya ku doodaysay.

Hadab su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, Kenya ma waxa ay bilaabi doonta beegsi aan kala sooc-laheyn marka lagaaro 10-ka October, kuna wajahan Siyaasiin iyo Ganacsato Soomaaliyeed!!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: