Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faa’isa Maxamed Cumar ayaa loo doorray Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Ismaamulka Addis Ababa. Waa gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo xilkan sare ka qabata Itoobiya. Diiwaanka Wararka. Radio Daljir.com.
Haweeney Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faa’isa Maxamed Cumar ayaa loo doorray Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Ismaamulka Addis Ababa.
Waa gabadhii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo xilkan sare ka qabata Itoobiya.
Diiwaanka Wararka.
Radio Daljir.com.
COMMENTS