Shiinaha oo  Soomaaliya u soodiraya Markab dagaal & Ciidamo

HomeWararka

Shiinaha oo Soomaaliya u soodiraya Markab dagaal & Ciidamo

Markabkii 39-aad ee Ciidanka Badda Shiinaha ayaa ka soo ambabaxay magaalada Qingdao, oo ku taal Gobolka Shandong ee bariga Shiinaha, si uu u fuliyo ha

Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART II
Under cloud of suspicion and unwanted Gaas & Omar arrive Garoowe
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Garoowe

Markabkii 39-aad ee Ciidanka Badda Shiinaha ayaa ka soo ambabaxay magaalada Qingdao, oo ku taal Gobolka Shandong ee bariga Shiinaha, si uu u fuliyo hawlgal laga fulinyao gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya.

Markabkan ayaa waxaa saaran hubka wax burburiya, laba helicopter, waxaana la socda daraasiin katirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee fuliya hawlgallada khaaska ah.

Ujeedada Markabkan loogu diray biyaha Soomaaliya, ayaa ah la-dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada iyo la-dagaallanka burcad-badeedda, iyo sidoo kale kormeerka badda.

Ciidanka Badda China ayaa ka bilaabay hawlgallo gacanka Cadmeed iyo biyaha ka baxsan Soomaaliya Bishii December ee sanaskii 2008.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: