Puntland oo go’aano adag kusoo rogtay Musharaxiinta wata ilaalada gaarka ah

HomeWararka

Puntland oo go’aano adag kusoo rogtay Musharaxiinta wata ilaalada gaarka ah

Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Garowe. Wararka ayaa sheegaya in loo di

Boosaaso oo lagu soo gabagabeyeey Nadwo ka socotay Masjidka Huda (Daawo)
Oday Cabdiraxmaan Faroole: ”Madaxweyne Gaasoow soolaaban mayside maxaad nooga tagaysaa? (dhegayso)
Ciidanka badda Liibiya oo soo badbaadiyey muhaajiriin halka kuwo kalena lagu la’yahay xeebaha Liibiya

Kolonyo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka Garowe. Wararka ayaa sheegaya in loo diiday inuu gudaha magaalada usoo galo inkastoo markii dambe loo ogolaaday iyadoo laga reebay ilaaladii gaarka u ahayd.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Amniga Puntland ayaa lagu sheegay in Musharaxiinta xilalka Golaha Shacabka in aysan isticmaali karin gaadiid ciidan iyo ilaalo ah, cidii sababo gaar ah uga maarmi weydana waxaa la faray inay la soo xiriirto Taliyaha Booliska Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: