Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 90aad (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 90aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Sida ugu haboobe ee uu qoysku u xalinkaro hadii khilaafaad uu ka dhasha ganacsiyada ay haweenkoodu kujiraan? Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed.

BADBAADO: Halista COVID ee Haysata Gaalkacyo | Taxanaha 2aad (daawo)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 29aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo ( dhegayso | daawo )
Dr. Cabdishaafi Axmed Cali, PhD Sharia & Islamic Studies: Doorka Diinta ee Wacyigelinta COVID-19 | (daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Todobaadkan waxaan uga hadlaynaa barnaamjika, Sida ugu haboobe ee uu qoysku u xalinkaro hadii khilaafaad uu ka dhasha ganacsiyada ay haweenkoodu kujiraan?
Hadaba Taxanaha 89aad waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: