Wasiir Xasan Shire: “Dhismaha Jidka iskuxira Jalam & Xarfo dowladdu waxay kubixisay in kabadan 1Milyan oo doolar” (daawo)

Wasiir Xasan Shire: “Dhismaha Jidka iskuxira Jalam & Xarfo  dowladdu waxay kubixisay in kabadan 1Milyan oo doolar” (daawo)

Wasiirka maaliyada Puntland xasan Shire Abgaal iyo xubno katirsan Golaha wasiirada ee xukuumada Puntland ayaa gaaray maanta degmada Burtinle oo katirsan gobolka Nugaal.

Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha jidka iskuxiridoona degmada Xarfo iyo Jalam ay dowladda Puntland kubxisay in kabadan 1 Milyan oo doolar, taas oo katimid qasnada dowladda.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com