BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

BADBAADO: Halista COVID ee maanta & baraarug-la’aanta bulshada (Taxanaha 3aad | daawo)

Barnaamjka Badbaado Taxanihiisa 3aad waxaan todobaadkan uga hadlaynaa halista COVID-19 ee haysata bulshada Soomaaliyeed iyo sida aysan weli ugu baraarugsanayn halistaas. Puntland ayaa kamid ah meelaha halista daran ka jirto, waana halista COVID Delta oo ah mid weli si daran u sii faafaysa. #KAICIID #Dialogue60 #IPDC #منصة_الحوار #مشاريع_حوارية Daawo Taxanaha 3aad

Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 129-AAD
Xiisadda Ingiriiska Maanta: – Casharka 3aad (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGA Haweenka Taxanaha 58aad | (daawo)

Barnaamjka Badbaado Taxanihiisa 3aad waxaan todobaadkan uga hadlaynaa halista COVID-19 ee haysata bulshada Soomaaliyeed iyo sida aysan weli ugu baraarugsanayn halistaas. Puntland ayaa kamid ah meelaha halista daran ka jirto, waana halista COVID Delta oo ah mid weli si daran u sii faafaysa.

#KAICIID

#Dialogue60

#IPDC

#منصة_الحوار

#مشاريع_حوارية

Daawo Taxanaha 3aad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: