Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddiga doorshada kuraasta Gobolada Waqooyi Khadar Xariir Xuseen ayaa waxaa lagu sheegay in iyada oo la raacayo heshiiskii doorada ee 17-September lana raacayo Shaxda doorashada ay deg deg codsigaas udirayaan Guddoomiye Cabdi Xaashi yo Mahdi Guuleed.

Hoos ka Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com