MARTISOOR – TAXANAHA 6aad ee CAASHA GEELLE: Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii maduuliyadiisa ee Gudiga dhisay (daawo)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR – TAXANAHA 6aad ee CAASHA GEELLE: Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii maduuliyadiisa ee Gudiga dhisay (daawo)

Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii mas'uuliyadiisa ee Gudiga dhisay, muxuu daaran yahay welwelka Caasha Geelle ee inuu

MARTISOORKA Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) – Bilowga noloshii Qurbaha | Qaybtii 6aad (daawo)
MARTISOOR: Aqoonyahan Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil iyo kheyraadka dalka (dhegayso)
Barnaamijka Martisoor Nov-9-2012_Cabdiraxmaan Xuseen Xasan (Gaardi)_Daljir Boosaaso

Muxuu noqon doonaa Mustaqbalka Garoonka Cawaale Kadib Wareejintii mas’uuliyadiisa ee Gudiga dhisay, muxuu daaran yahay welwelka Caasha Geelle ee inuu ku noqdo halkii laga keenay.

“Waxaan ka qabnaa welwel badan in Cawaale dib ugu noqdo sidii uu ahaa intii aan la dhisin hadii aan talo laga yeelan,”

Kaga bogo waraysi Warbaahinta Daljir kala yeelatay taariikha Dhismihii Garoonka Cawaale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: