Tuli-guuleed: Oromada oo mar kale soo weerarta shacabka Soomaaliyeed ee beeraleyda ah (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Tuli-guuleed: Oromada oo mar kale soo weerarta shacabka Soomaaliyeed ee beeraleyda ah (daawo)

Shacabka beeralayda ah ee Soomalaiyeed kuna dhaqan Tuulada Daarimi ee Dagmada Tuli Guuleed ayaa Daljir usheegay in Dablay Hubaysan oo Oromo ah ay weerar kusoo qaaday weerar kaas oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugujira. Waa Sanadkii 4aad oo weeraro noocan oo kale ah ay Oromadu kusoo qaadayso Soomaalida.

Wasiirka Haweenka Federaalka oo Jigjiga timid Qoloji se aan tegin
QALLOOCAN & BALLAMAHA MADAXDA KILINKA | Ganacsade maxamed macalin aadan
Santarka Gole ee degmada Dannood oo kamid ah meelaha abaar darani saamaysay

Shacabka beeralayda ah ee Soomalaiyeed kuna dhaqan Tuulada Daarimi ee Dagmada Tuli Guuleed ayaa Daljir usheegay in Dablay Hubaysan oo Oromo ah ay weerar kusoo qaaday weerar kaas oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba isugujira.

Waa Sanadkii 4aad oo weeraro noocan oo kale ah ay Oromadu kusoo qaadayso Soomaalida.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: